Inku dhow Labaatan Xildhibaan iyo Senataro isugujira oo maanta qaatay Shahaadooyinka

April 04 (Jowhar.com) –Guddiga doorashooyinka Heer Federaal ayaa Maalintii Saddexaad waxaa ay Shahaadada rasmiga ah ee Xildhibaannimo guddoonsiiyeen Xildhibaano katirsan labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ee ku sugan Magaalada Muqdisho.

Guddiga ayaa Maanta waxaa ay shahaadada Xildhibaannimo iyo kaararka Aqoonsiga guddoonsiyay 18 Xildhibaan oo isugu jira Aqalka Sare iyo Golaha Shacabka, waxaana Magacyadooda ay kala yihiin.

1. Ibrahim Awgab Osman AS#06
2. Hassan Idow Mohamed AS#22
3. Nor Mohamed Gedi AS#18
4. Abdiwahab Abdi Omar GSH#270
5. Mohamud Abdullahi Ahmed GSH#006
6. Yusuf Ibrahim Afrah GSH#033
7 Abdullahi Mohamed Ali (Sanbaloolshe) GSH#058
8. Malik Ibrahim Abdalla GSH#66
9. Ifrah Mohamed Awed GSH#037
10. Abdillahi Bidhan Warsame GSH#235
11. Abdirahman Mohamed Mohamud (Faroole) AS#46
12. Fardowsa Osman Egal HOP#232
13. Saredo Mogamud Hassan (Jeyte) AS54
14. Deqo Hassan Hussein AS#43
15. Maxamed Deeq Barre Cumar (Fiyoore) GSH#008
16. Abdisamad Yusuf Mohamed AS#52
17. Mohamed Bashiir Ali GSH#083
18.Hirsi Jama Ganni GSH#223

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More