Kenya Airways oo bilaabeyso duulimaadyo Muqdisho iyo Nairobi oo $1050 ah

Nov 29 (Jowhar.com)-Kenya Airways oo dib u bilaabeysa duullimaadkeeda Nairobi Muqdisho iyadoo qiimaha uu noqon doono 1050 USD sida warbaahinta kenya ay daabaceen.

Ticket kan ayaa noqonaya kii ugu qaalisanaa taarikhda ee loogu safro Mogadishu -Nairobi

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More