Koofurgalbeed oo shaacisay qabashada doorashada 6 kursi

Mar 4 (Jowhar.com)-Guddiga doorashada koonfur galbeed ayaa waxay shaacisay doorashada lix 6 kursi oo ka dhaceysa magaalada Baydhabo.

Kuraastan ayaa waxaa ka mid yihiin kuwa ugu dambeeyaee ka dhacaysa magaalada Baydhabo ee dowlad goboleedka Koofurgalbeed.

 

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More