Maxkamada Sare oo diiday dacwada Fahad Yaasiin

April 20 (Jowhar.com) –  Maxkamadda Sare qaraar ay soo saartay ku diiday cabashada uu soo gudbiyay Qareenka u doodayay Fahad Yaasoin,

Sidoo kale waxaa ay aqbashay Hor is-taagga Xafiiska Garyaqaanka Guud ee dowladda oo metalaya Guddiga Hirgelinta doorashooyinka dadban ee ah in Maxkamadda sare aanay awood u laheyn ka garnaqida cabashooyinka la xiriira doorashada dadban ee Baarlamaanka 11aad.

 

Maxkamadda Sare ayaa gebi ahaanba xirtay gal dacwadeedka uu soo gudbiyay qareenka u doodayay Fahad Yaasiin.

 

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More