Munaasabada Sanadguurada 3aad ee doorashadii Laftagareen oo caawa ka socota Baydhabo

Munaasabad loogu dabaal dagayo sanad-guuradii 3aad ee markii la doortay Madaxweynaha Koofur Galbeed C/casiis Lafta Gareen ayaa caawa lagu qabtay magaalada Baydhabo.

Waxaa munaasabadan goobjoog ka ah Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble, Madaxweynaha Galmudug,Madaxweynaha Puntland iyo marti sharaf kale.
Munaasabadan ayaa lagu soo bandhigey muuqaal ka hadlaya waxqabadka Maamulka Cabdicasiis Laftagareen mudadii saddex sano ahayd.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More