Canadian Prime Minister Justin Trudeau Declares Resignation from Position
Canadian Prime Minister Justin Trudeau has declared his intention to resign as leader of the ruling Liberals after nine years in office, although he will remain in his position until the party elects a successor.
Bono Awarded Presidential Medal of Freedom by President Biden
The US Presidential Medal of Freedom has been officially awarded to Bono, the lead singer of U2.
Duqa Muqdisho oo gudoomiyay kulan looga hadlayay amniga iyo furista wadooyinka xiran
Jan 06 ( Jowhar) Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Maxamed Axmed Amiir ayaa guddoomiyay kulan loogu hadlaayay dar-dargelinta Amniga Caasimadda, isku xirka bulshada iyo Hey’addaha Amniga, Furista waddooyinka…
Russia Claims Ukraine Initiates ‘Counterattack’ in Kursk Region
Russia has reported that Ukraine initiated a "counterattack" in the Kursk region along its western border, where Ukrainian forces commenced a surprise ground offensive last August.
US and South Korea Denounce North Korea’s Missile Launch
North Korea launched a missile coinciding with US Secretary of State Antony Blinken's visit to South Korea, where he aimed to establish a stable foreign policy amid the political turmoil affecting the US ally.
Ra’iisul wasaare Xamse oo dhagax dhigay xarun saldhig u noqon doonto masaa’isha diiniga…
Jan 06 ( Jowhar) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, oo dhigax-dhigay xarunta Golaha Culimada Soomaaliyeed ee Daarul Iftaa, ayaa sheegay in xaruntan ay saldhig u noqon doonto masaa'isha diiniga ah ee loo…
Dowladda Soomaaliya oo Q.Midoobe kala hadashay abaarro dalka kusoo wajahan
Jan 06 ( Jowhar) Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Md. Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa kulan la yeeshay wakiillo ka socday Qaramada Midoobay oo uu horkacayay ku xigeenka Ergeyga QM ee Soomaaliya, George Conway.
Deadline for Arrest Looms for Impeached South Korean President
Investigators in South Korea seeking to arrest suspended President Yoon Suk Yeol have requested an extension for the arrest warrant, which is set to expire later today.
Maamulka gobolka Banaadir oo daahfuray tababar la xiriira xallinta khilaafaadka iyo nabadeynta
Jan 06 ( Jowhar) -Maamulka Gobolka Banaadir iyo Dowladda Hoose ee Xamar ayaa daahfuray tababar la xariira xalinta khilaafaadka iyo nabadeynta, kaasi oo ay ka qeyb galayaan Guddiyada Nabadgelyada Degmooyinka, qaar kamid ah odayaasha…
Xamaas iyo Israel oo isku mari la’ heshiis xabad joojin ah
Jan 06 ( Jowhar) Israel iyo Xamaas ayaa Axaddii isku mari waayay wajiga koowaad ee heshiis xabbad joojin ah oo ka hirgala Gaza iyo sii deynta qaar ka mid ah Israa’iiliyiinta u afduubaan Xamas.