Kulan loogaga hadlayay u diyaargarowga ku biirista Ururka EAC oo lagu qabtay Muqdisho
July. 10 (Jowhar.com)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga wadahadallada ku biirista Soomaaliya ee Urur Gobolleedka Iskaashiga…