Wakiilka Qaramada Midoobay James Swan oo gaaray Dhuusamareeb
Wakiilka Qaramada Midoowey u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya James Swan ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta dowlad goboleedka Galmudug waxaana garoonka diyaaradaha ku soo dhoweeyay mas'uuliyiin uu ka mid ahaa Madaxweyne ku xigeenka…
French companies urged to ‘resist blackmail’ when Turkey’s Erdogan joins calls for…
Economists have downplayed the threat to French exports as calls to boycott French goods spread across the Muslim world in a setback over the hardened…
Xildhibaanada Baarlamaanka 2aad ee Hirshabelle oo maanta lagu dhowaaqayo
Wararka ka imanaya magaalada Jowhar ayaa sheegaya in saacadaha soo socda lagu wado in lagu dhawaaqo baarlamaanka 2aad ee dowlad goboleedka Hirshabelle.
Tens of thousands respond to an anti-France rally call from the Bangladeshi Islamist party
Tens of thousands of protesters marched through Bangladesh's capital on Tuesday, calling for a boycott of French…
Four years later, many in America’s coal country still trust Trump
Gillette, Wyoming, calls itself the 'world energy capital' and is at the heart of the state's coal mining operation. It is also one of the…
Armenian diaspora settles in as Nagorno-Karabakh ceasefire crumbles
In abandoned mountain villages and small towns crushed by shelling in Nagorno-Karabakh, Jowharspoke to soldiers…
Dowlada oo fasaxday Shaqaalaha maalinta Dhalashada Nabi Muxamed
Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in dhammaan shaqaalaha dowladda Federaalka iyo kuwa Hay’addaha gaar ah ay fasax yihiin.
Maxkamada ciidamada Puntland oo xukuno ku ridey rag ka tirsan Daacish
Maxkamadda Ciidamada ee Puntland ayaa xukunno dil iyo xarig isugu jira ku ridey rag lagu soo eedeeyay inay ka tirsan yihiin Al-Shabaab iyo Daacish.
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed oo ku wajahan magaalada Jowhar
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed oo maalmihii la soo dhaafay ku sugnaa Nairobi ayaa ku sii jeeda magaalada Jowhar, halkaasoo ay ka socoto howlaha lagu soo xulayo Baarlamaanka labaad ee Hirshabelle, dhowaanna ay ka dhici…
Guddoomiyaasha Maxkamadaha Gobolada Galmudug oo la dhaariyay
Munaasabaddan oo ka dhacday Xarunta Madaxtooyadda Galmudug ayaa lagu dhaariyay Guddoomiyayaasha Maxkamadaha Gobalada iyo kuxigeennada Xeer Ilaaliyaha Guud ee Galmudug oo dhawaan uu magacaabay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug mudane…