Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed oo ku wajahan magaalada Jowhar
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed oo maalmihii la soo dhaafay ku sugnaa Nairobi ayaa ku sii jeeda magaalada Jowhar, halkaasoo ay ka socoto howlaha lagu soo xulayo Baarlamaanka labaad ee Hirshabelle, dhowaanna ay ka dhici…