NISA oo sheegtay iney howlgal ku dishay 27 Shabaab ah
Nov 03 (Jowhar)-Horjoogayaal iyo maleeshiyaad Shabaab ah oo gaaraya 27 xubnood ayaa lagu dilay tiro kalana waa lagu dhaawacay howlgal Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA ay ka sameeyeen deegaanka Yaaqle ee Gobalka…
Mareykanka oo diyaaradihiisa dagaalka ee B-52 geeyay Bariga Dhex
Nov 03 (Jowhar)-Diyaaradaha dagaalka Mareykanka ee loo yaqaanno B-52 bombers ayaa Sabtidi shalay gaaray Bariga Dhexe, maalin kaddib marki ay Washington ku dhawaaqday in qalabkaasi milltari ay direyso, tallaabadan oo ah digniin ku socota…
Valencia Residents Plead for Military Assistance While Appreciating Volunteer Efforts
Residents and volunteers from the Valencia region are urging greater assistance from the military as well as regional and national governments to address the damage and destruction inflicted by the devastating floods that have inundated…
UN Warns North Gaza in ‘Apocalyptic’ Conditions, Everyone Facing ‘Imminent…
The circumstances in northern Gaza are described as "apocalyptic" as Israel carries out a military campaign against Hamas militants in the region, a warning from top United Nations officials indicates.
The Significance of North Korean Troops in Russia: An Analysis
Beginning in mid-October, Ukrainian authorities alerted the global community about the deployment of North Korean troops to Russia.
US Election: Women’s Issues Take Center Stage as Female Voter Impact Intensifies
Today, tens of thousands of individuals are anticipated to rally across the United States in support of US Vice President Kamala Harris' presidential bid.
Spain’s Flooding Death Toll Reaches 211 Amid Major Troop Deployment for Rescue Operations
Rescuers have resumed their somber search for bodies as Spain hastily organized aid for affected citizens following catastrophic floods that have claimed over 200 lives.
Baarlamaanka oo aqbalay in mudo bil ah dib loo dhigo fasoxooda
Nov 02 (Jowhar)-Xildhibaannada labada Aqal ayaa si aqlabiyad leh u ansixiyay codsiga Madaxweynaha ee ahaa in muddo bil ah dib loo dhigo fasaxa Baarlamaanka, si muddadaas lagu ansixiyo shuruucdii dalka ku hoggaamin laheyd doorasho qof iyo…
Madaxweyne Xasan oo maanta hortagaya baarlamaanka Soomaaliya
Nov 02 (Jowhar)-Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta hortagaya xildhibaanada labada aqal ee baarlamaanka Soomaaliya, isagoo u jeedin doona khudbad ku saabsab codsu uu wato iyo ka warbixinta xaaladda siyaasadeed iyo mida amni ee…
Israel oo 52 qof ku dishay duqeymo ay ka fulisay dalka Lubnan
Nov 02 (Jowhar)-Israel ayaa shalay ilaa xalay duqeymo culus oo cirka ah ku garaacday bartilmaameedyo ku yaalla tuulooyinka beeraha caanka ku ah ee waqooyi-bari ee dalka Lubnan.