NISA oo gacanta ku dhigtay Shabakad Shabaab ah iyo hubkooda oo weeraro ka fulin rabay Muqdisho
Oct 01 (Jowhar)-Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugida Qaranka ee NISA ayaa gacanta ku dhigay Shabkad ka kooban Shan xubnood kuwaasi oo ku howlanaa falal amni daro inay ka gaystaan magaalada Muqdisho.
Israel Launches Ground Raids on Hezbollah Positions in Lebanon
Israel reported that fierce clashes broke out with Hezbollah in southern Lebanon after its paratroopers, commandos, and armored units initiated raids to commence a ground incursion.
Madaxweyne Xasan oo shir ku saabsan maalgashiga beeraha ka furay Muqdisho
Oct 01 (Jowhar)-Madaxweynaha JFS Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goordhow magaalada Muqdisho ka furay shirweynaha koowaad ee hormarinta silsiladaha maalgashiga beeraha dalkeena.
Jabuuti oo Itoobiya ka sugeysa aqbalida adeegsiga dekeda Tojorah
Oct 01 (Jowhar)-Jamhuuriyadda Jabuuti ayaa sheegtay inay dowladda Itoobiya ka dhawrayso jawaab celinta dalabkeedii ahaa adeegsiga dekedda Tojorah ee waqooyiga dalka Jabuuti, taasoo ay ugu deeqday.
Donald Trump labels Kamala Harris as ‘mentally impaired’
Donald Trump referred to Democrat Kamala Harris as "mentally impaired" and claimed that illegal immigrants aim to harm ordinary Americans in their homes, as he intensified his racially charged rhetoric during his unprecedented campaign to…
Israel oo weerar dhulka ah ku qaaday Lubnaan
Oct 01 (Jowhar)-Israel ayaa sheegtay in ay qaaday weerar dhulka ah oo xaddidan oo ka dhan ah bartilmaameedyada Xisbullah ee Lubnaan.
Nepal Closes Schools Following Death of 148 in Monsoon Floods
Nepal has closed schools for a period of three days following landslides and flooding that resulted from two days of heavy rainfall across the Himalayan country, claiming the lives of at least 148 individuals, with 56 others reported…
Over 100 Fatalities Reported as Storm Helene Strikes the US
According to officials, at least 100 individuals have lost their lives due to catastrophic floods that swept through the southeastern United States. The emergency response efforts are rapidly becoming a topic of political contention in a…
Maxbuuskii ugu mudada dheeraa xukunka ayaa u dabaaldegay sii deynta
Sep 30 (Jowhar)-Maxbuuskii ugu mudada dheeraa ee dilka lagu xukumay ayaa u mahad celiyay taageerayaashiisa oo ka caawiyay inuu gaaro "guul dhameystiran", kadib go'aankii maxkamada Japan todobaadkii hore ay ku burisay xukunkii dilka ahaa ee…
Longest-serving Death Row Inmate Celebrates Acquittal as a ‘Victory’
The longest-serving death row inmate in the world has expressed gratitude to his supporters for helping him achieve a "complete victory," following a Japanese court's decision last week to overturn his long-standing murder conviction.