Ciidamada Ukraine oo weerar dhulka iyo hawada ah ku qaaday Ruushka
Aug 09 (Jowhar.com)-Wararka ugu dambeeyay ee ka imanaya dagaalka u dhexeeya Ruushka iyo Ukraine ayaa sheegaya in diyaaradaha aan duuliyaha ahayn Ukraine gantaalo ku garaaceen gobolka Lipetsk ee dalka Ruushka.
Xiliga ay dib u bilaabanayaan wadahadaladii xabad joojinta Gaza oo la shaaciyay
Aug 09 (Jowhar.com)-Israel ayaa oggolaatay in 15-ka Agoosto dib loo bilaabo wadahadaladii xabad joojinta Gaza, sida ay dalbadeen dhexdhexaadiyeyaasha Mareykanka, Qatar iyo Masar, sidaasina waxaa sheegay xafiiska ra'iisul wasaaraha Benjamin…
The Somali Council of Ministers has approved the Law on Elections and the Law on Parties
Aug 08 (Jowhar.com) - The Prime Minister of the Somali government, Hamze Abdi Barre, today chaired the meeting of the Cabinet of Ministers, which was closely watched.
The interim government of Bangladesh will be sworn in today
Aug 08 (Jowhar.com) - Today, Thursday, the leaders of the interim government that will govern Bangladesh are scheduled to be sworn in after the fall of Sheikh Hasina's government, which ruled the country for the past 15 years.
Wararkii u danbeeyay Gabar Suxufiyad oo lagu weeraray magaalada Muqdisho
Aug 08 ( Jowhar) Weriye Aisha Abass Tahliil oo ka tirsan wargayska ugu afka dheer Muqdisho ee Xog-doon ayaa caawa abaaro 07:30 PM koox ku hubeysan bistoolado waxa ay ku weerareen degmada Kaxda ee gobolka Banaadir.
Golaha Wasiirada Soomaaliya oo ansixiyay Sharciga Doorashooyinka iyo Sharciga Xisbiyadda
Aug 08 (Jowhar.com)-Ra'iisul wasaaraha xukuumada Soomaaliya Xamze Cabdi Barre ayaa maanta gudoomiyay shirka Khamiislaha e egolaha wasiirada, kaasoo si aad ah isha loogu hayay.
Dowladda ku meel gaarka ah ee Bangladesh oo maanta la dhaarinayo
Aug 08( Jowhar.com)-Maanta oo Khamis ah ayaa lagu wadaa in xilka loo dhaariyo madaxda dowladda ku meel gaarka ah ee maamuli doonta dalka Bangladesh, kaddib marki ay Axaddii hore dhacday dowladdii Sheekh Xasina, ee dalkaasi maamuleysay…
Egyptian government is sending troops to Somalia
Aug 07 (Jowhar.com) - Egypt is sending troops to Somalia to be part of the new operation of the African Union, which replaces the ATMIS operation in Somalia, the African Union announced.
Approval of Somalia’s Labor Law by People’s Assembly of BJFS Marks Significant Progress
The members of the People's Assembly of BJFS which held a meeting today approved the draft law of Somalia's labor law.This initiative was approved by 138 MPs, four MPs opposed it while one MP remained silent.
Wasiir Fiqi oo la kulmay Xoghayaha Guud ee Ururka Dowladaha Islaamka
Aug 07 ( Jowhar.com)-Wasiirka arrimaha dibadda dowladda FS musane Axmed Macallin Fiqi ayaa magaalada Jiddah ee dalka boqortooyada Sucuudiga kulan kula yeeshay xoghayaha guud ee ururka dowladaha Islaamka mudane Xuseen Ibraahim Daaha, waxaana…