Degmadda Aadan Yabaal oo Sii Aaad ah logu soo dhaweyey Hogaamiya Dalka
Mar 18 (Jowhar)-Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa goordhow gaaray degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeellaha Dhexe, halkaasoo kula kulmi doono Saraakiisha ciidanka ee hoggaamineysa howlgalka ka dhanka ah Argagixisada.
Dowladda Soomaaliya oo maanta heshay laba diyaarad Drone ah oo duqeymo fuliya
Mar 18 (Jowhar)-Dowladda Soomaaliya ayaa maanta ay soo gaartay labo ka mid ah diyaaraddaha Drone-ka ee loo yaqaano Akinci oo ka weyn tan TB2 oo horay dowladda Soomaaliya loogu deeqay, horayna uga qeyb qaadatay howlgalo duqeyn ah.
US Extreme Weather Casualties Reach 36
Parts of Pennsylvania, New York, and several mid-Atlantic and southeastern US states remain under weather alerts for damaging winds and tornadoes, as the death toll from the weekend storms has risen to 36 across six states.
Qarax xooggan oo ka dhacay magaalada Muqdisho
Mar 18 (Jowhar)-War goordhow nasoo gaaray ayaa sheegaya in qarax xooggan uu ka dhacay magaalada Muqdisho, kaasoo jugtiisa laga maqlay degmooyin badan oo gobolka Banaadir.
Canada’s Prime Minister Carney Welcomes Zelensky to G7 Summit in June
Mark Carney, Canada's Prime Minister, has extended an invitation to Ukrainian President Volodymyr Zelensky for the G7 summit set to take place in June in the western province of Alberta, according to a government official.
Duqeymo xooggan oo lala beegsaday Qasa oo khasaare badan dhaliyay
Mar 18 (Jowhar)-Kooxda Xamaas ayaa ku eedaysay ra'iisul wasaaraha Israa'iil, Benjamin Netanyahu, inuu burburiyay heshiiskii xabbad joojinta Qasa.
NASA Astronauts Preparing for Return to Earth After Nine-Month Stay on ISS
NASA astronauts Butch Wilmore and Suni Williams, who have spent nine months aboard the International Space Station, are set to commence their journey back to Earth early tomorrow morning. This flight marks the conclusion of a unique…
Trump Announces Planned Discussion with Putin Regarding Ukraine Tomorrow
US President Donald Trump has announced his intention to speak with Russian President Vladimir Putin on Tuesday to address the possibility of ending the war in Ukraine, following positive discussions between US and Russian officials in…
Gaza Ceasefire Agreement on Shaky Ground as 14 Lives Lost in 24 Hours
Israeli military operations have resulted in the deaths of at least 14 Palestinians in Gaza within the last 24 hours, according to the enclave's Health Ministry, as Arab and US mediators strive to strengthen a fragile ceasefire between…
Madaxweyne Xasan oo kulan gaar ah la qaatay hoggaanka howlgalada ciidanka cirka Soomaaliya
Mar 17 (Jowhar)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan la qaatay Hoggaanka Howlgallada Ciidamada Cirka Soomaaliyeed ayaa ka dhagaystay guulaha laga gaaray dagaalka ka dhanka ah argagixisada,…