NISA oo sheegtay iney duqeyn ku dishay madaxii qaraxyada Shabaab ee Banaadir iyo Sh.hoose
Mar 12(Jowhar)-Ciidanka Hay'adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka ee NISA, ayaa xalay howlgal duqeyn ah oo ay ka fuliyeen deegaanka Jambaluul ee Gobolka Shabeellaha Hoose.
Ra’iisul wasaare Xamse oo Danjire James Swan kala hadlay hawlgalka cusub ee AUSOM
Mar 12(Jowhar)-Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Ku-simaha Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Danjire James Swan.
Pakistani Security Forces Rescue 190 Hostages from Train Siege
According to security sources, Pakistan's military has rescued 190 train passengers who were taken hostage by gunmen during a siege in the mountainous southwest region of the country, marking the second day of the crisis.
Xil C/llaahi Mire ”Masuuliyiin saaxib dhow la’ah MW Xasan ayaa colaad ka hurinaya…
Mar 12(Jowhar)Mas'uuliyiin si gaar ah ugu dhow madaxweyne Xasan, kana tirsan xukuumada Soomaaliya ayaa lagu eedeeyay iney magaalooyinka Boosaaso iyo Garoowe ay ka wadaan qorista maleeshiyaad carqaladeeyay nidaamka maamul ee Puntland iyi…
Ukraine Supports 30-Day Ceasefire Amid Ongoing Drone Strikes in Russia-Ukraine Conflict
Ukraine has announced its support for a 30-day ceasefire in the ongoing conflict with Russia, in an effort to de-escalate tensions and prevent further violence. This decision comes amid a series of drone strikes carried out by Ukrainian…
DFS oo sheegtay iney duqeyn ku dishay horjoogihii shabaab u qaabilsanaa gaadiidka dagaalka
Mar 12(Jowhar)-Dowldda federaalka ee Soomaaliya ayaa sheegtayin Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya saaxibada caalamka ay fuliyeen howlgal duqeyn ah oo si gaar ah loo qorsheeyay.
Howlgalka ayay sheegeen in lagu beegsaday…
US Agency Proposes New Helicopter Restrictions Following Mid-Air Collision in Washington
The US National Transportation Safety Board (NTSB) has issued a critical safety recommendation aimed at preventing helicopters from operating near Washington Reagan National Airport during times when two less-frequently used runways are in…
Ukraine oo ka aqbashay Maraykanka heshiis xabad joojin 30 cisho ah
Mar 12(Jowhar)-Maraykanka ayaa ogolaaday in uu dib u bilaabo kaalmadii milatari iyo tii sirdoonka ee uu siin jirey Ukraine ka dib wadahadalo uu ay dowlada Ukraine ku oggolaatay xabad joojin soddon cisho ah.
EU Official Calls New Deportation Legislation a ‘Game Changer’
The European Commissioner for Internal Relations and Migration, Magnus Brunner, has labeled the proposed new legislation concerning the deportation of unsuccessful asylum applicants as a "gamechanger".
Militants Take 450 Train Passengers Hostage in Pakistan
Armed militants are currently holding hundreds of train passengers captive during a siege attributed to a separatist group known for escalating violence in southwestern Pakistan.