Doorashada Shan kursi oo maanta lagu qabanayo Gaalkacyo
Mar 6 (Jowhar.com) - Magaalada Gaalkacyo waxaa maanta lagu qabanayaa doorashada Shan kamid ah kuraasta golaha shacabka ee ka soo jeeda koofurta gobolka Mudug, iyadoo kuraastan ay ku tartami doonaan kudhowaad 15 musharax.Guddiga!--more-->…