Ra’iisul wasaare Rooble oo kulan isugu yeeray taliyeyaasha hay’adaha amniga iyo kuwa Amisom
Mar 1 (Jowhar.com) Ra’iisul Wasaaraha xukuumada Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa shir la yeeshay taliyeyaasha hay’adaha ammaanka dalka iyo ciidammada AMISOM, kaas oo diiradda lagu saaray adkeynta amniga guud ee dalka, gaar ahaanna…