Qabashada Doorashada Kuraas ka mid ah Xildhibaanada Golaha Shacabka oo dib loo dhigay

Guddiga Maamulka Doorashada Xildhibaanada labada Aqal ee Somaliland ayaa shaaciyay indib u dhac uu ku yimid doorasho hore loo qorsheeyay in maalinta berri oo sabti ah ay ka dhacdo magaalada Muqdisho.

Guddigan ayaa sheegay in doorashadan la qaban doono maalinta Axada oo ku beegan 19ka bisha December 2021,hase yeeshee guddigu ma sheegin sababta keentay in dib loo dhigo doorashada afarta kuris.

Kuraasta la sheegay in dib loo dhigey illaa maalinta Axada ayaa kala ah :-

HOP#262.
HOP#229.
HOP#254.
HOP#255.

 

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More