Qarax xoog leh oo goordhow ka dhacay magaalada Muqdisho

Qarax xoog leh ayaa goor dhow ka dhacay Inta u dhaxeysa Isgoyska Jubba iyo daljirka Dahsoon ee magaalada Muqdisho.

Qaraxan ayaa ka dhacay goobo ganacsi oo ku yaal meel u dhexeysa daljirka dahsoon iyo hotelkii hore ee Jubba.
Lama oga waxa uu qaraxan ka dhashay balse waxaa laga maqlay goobo ka fog halka uu ka dhacay iyadoo wararna ay sheegayaan inuu ahaa qof isku soo xirey waxyaalaha qarxa.

Illaa hadda si rasmi ah looma oga khasaaraha ka dhashay ka dhashay qaraxa.
faahfaahin dheeraad ah goor dhow kala soco jowhar.com

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More