Saddex kursi oo lagu doortay Muqdisho oo la hakiyay

Guddiga Xalinta Khilaafaadka doorashooyinka ayaa hakiyay saddex kursi oo ka mid ah kuraasta gobolada waqooyi oo maalmo ka hor lagu doortay Muqdisho.

Saddexda kursi ee dacwada laga gudbiyay ayaa kala ah #HOP201 #HOP209 iyo #HOP211, waxaana go’aan ka gaarista dacwada ku dhameystirmi doontaa muddo 7 maalmo gudahood.

 

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More