Sanatka Maraykanka oo ansixiyay safiirka Maraykanka ee dalka Soomaaliya

Aqalka Senatka Maraykanka ayaa meel mariyay safiirka cusub ee Maraykanka u fadhiya Soomaaliya Ambasador Larry André Jr.

Bishii April ee sanadkan ayaa Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden u soo magacaabay danjirahan cusub Larry Andre. Larry Andre ayaa bedelay danjirihii hore Ambasador Yamamoto.

Larry André ayaa ahaa safiirka Mareykanka ufadhiyay Jabuuti laga soo bilaabo 2017 ilaaa Iyo hada 2021.

Waxaana uu ahaa safiirka Maraykanka ee dalka Mauritania intii u dhexeysay 2014iyo 2017.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More