Shuruudaha Musharaxiinta xilka Madaxweynaha oo la shaaciyay

May 07 (Jowhar.com)– Guddiga doorashooyinka Madaxweynaha ayaa shaaciyay Habraaca iyo Shuruudaha laga rabo Murashaxiinta xilka Madaxwaynaha Soomaaliya.

Musharaxiinta ayaa laga doonayaa inay soo buuxiyaan illaa sagaal qodob oo la soo bandhigey kuwaasoo haddii uu musharaxu buuxiyo shuruudaha la siin doono shahaadada musharaxnimo.

Qodobka 3aad Warqadda soo jeedinta Musharaxa ,waa in musharax kasta ay u soo saxiixdo form labaatan Xildhibaan . Xildhibaan kasta saxa loo ogol yahaf in 3 Musharax uu u saxiixi karo.

Halkan ka aqriso shuruudaha musharaxa madaxweynaha.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More