Tirada Xildhibaanada qaadatay Shahaadada oo gaartay 163

April 05 (Jowhar.com)-Waxaa maalintii afraad qaatay Shahaadada Xildhibaanimo ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya 31 Xildhibaan oo ka mid ah Mudanayaasha Labada Gole BJFS.

Guud ahaan tirada xildhibaanada ee qaadatay shahaadada afartii maalmood ee ay socotay bixinta shahaadada ayaa gaartay 163.

Hoos ka akhriso magacyada senatarada iyo xildhibaanada maanta qaatay aqoonsiga.

1. Abdirashid Mohamed Hidig GSH#072
2. Said Mohamed Ali GSH#093
3. Iftiin Hassan Iman (Baasto) AS#04
4. Sadak Omar Mohamed (Saadaq-Joon) GSH#248
5. Osman Ali Yusuf GSH#198
6. Abdullahi Sheikh Ismail AS#02
7. Muse Sudi Yalahow AS17
8. Abdihakim Moalim Ahmed AS#13
9. Qali Ali Shire GSH#060
10. Sadiq Abdullahi Abdi GSH#092
11. Maryan Farah Kahiye AS#08
12. Ahmed Mohamed Said AS#41
13. Mahdi Mohamed Gulaid
14. Mohamed Adam Dini GSH#036
15. Mohamed Ali Yusuf (Gaagaab) AS#50
16. Said Ali Muse GSH#027
17. Ismail Shire Jama GSH#142
18. Abdiqani Mohamud Mohamed GSH#075
19. Abdikani Gelle Mohamed AS#44
20. Abdullahi Farah Mire GSH#228
21. Abdullahi Mohamed Jama GSH#191
22. Abdullahi Ali Hersi (Timacadde) AS#53
23. Farhiya Yusuf Omar GSH#121
24. Mohamed Abdirahman Ahmed Ali GSH#128
25. Ali Haji Dahir Saleban Adam GSH#220
26. Khadra Ahmed Mohamed GSH#174
27. Sadam Mohamud Abdi (Jabeer) GSH#158
28. Abdirisak Hassan Ahmed (Dhookir) GSH#221
29. Ali Mahdi Mohamed GSH#169
30. Ainanshe Yusuf Hussein GSH#222
31. Mohamed Abdulkadir Mohamed GSH#190

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More