Xamze oo xalay la kulmay Saraakiisha iyo ciidamada la socday Markabka dagaal ee Turkiga
April 24 (Jowhar.com)-Saraakiisha iyo ciidamada la socda markabka dagaal ee shalay ku xirtay dekadda Muqdisho ayaa xalay ku hoyday halkaas, waxana qaar kamid ah casho sharaf loogu sameeyay hudheelka Dikaale.Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda!--more-->…