Jubbaland oo soo dhaweysay go’aankii Shaqada looga joojiyay Fahad Yaasiin

Jubbaland ayaa soo dhoweysay go’aankii Ra’iisul Wasaaraha uu shaqada kaga joojiyay Agaasimihii NISA Fahad Yaasiin iyo magacaabida Agaasimaha Kumeel gaarka ah ee Hey’adda Sareeye Guud Bashior Goobe.

War saxaafadeed ka soo baxay Madaxtooyada Jubbaland ayaa lagu sheegay in Madaxweynaha muddo xileedkisu dhammaaday uu Shacabka Soomaaliyeed iyo dunidaba uu si buuxda ugu bidhaamiyay in shaqsi uu kala weyn yahay Qaranka Soomaaliyeed, dulmiga iyo cadaalad darada uu garab u yahay.

halkan ka aqriso qoraalka ka soo baxay Jubbaland;

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More