Maxkamada Racfaanka oo mar kale dhageysaneyso kiiska dilka ee loo heysto Sayid Cali
May 05 (Jowhar.com)- Maxkamadda Rafcaanka ee G/Banaadir ayaa la filayaa in maanta markii 2-aad ay dhageysato kiiska dacwadda ah ee ka dhanka ah eedeysane Sayid-cali Macalin Daa'uud oo ku eedeysan in xaaskiisa uu ku gubay magaalada Muqdisho.