Xildhibaanada ka soo jeeda Koofur Galbeed oo ka digay cawaaqibka mudo kororsiga Lafta-gareen.
Dec. 17 (Jowhar.com)-Qaar kamid ah xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee laga soo doortay deegaanada Maamulka Koonfur Galbeed, ayaa walaac ka muujiyay muddo kordhin loo sameeyo madaxweynaha maamulkaas, Cabdicasiis Xasan…