Xoghayaha SJS Cabdalla Muumin oo xabsiga loo taxaabay isagoo garoonka Muqdisho ka duulaya.
Oct. 11 (Jowhar.com) -Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqsisho ayaa sheegaya in Xoghayah guud ee ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed ee Somali Journalists Syndicate - SJS ,Abdall Muumin goordhow ay xirtay dowladda Soomaaliya.