Ruushka iyo Taliban oo kala saxiixday heshiis 3 qodob ka kooban oo reer Galbeedka saameynaya.
Sept. 29 (Jowhar.com)-Ruushka ayaa ansixiyey heshiis ku meel gaar ah oo ay la gaashay xukuumadda Taliban, si ay dalka Afghanistan ugu dhoofiso shidaalka, gaaska iyo sarreenka.