Sheekh Yuusuf al-Qaradawi oo geeriyooday isagoo 96 jir ah+Taariikhdiisa.
Sept. 26 (Jowhar.com)-Sheekh Yuusuf al-Qaradawi oo ka mid ahaa culimada ugu caansan Islaamka, ayaa maanta geeriyooday isaga oo 96 jir ah, sida lagu sheegay qoraal lasoo dhigay bartiisa rasmiga ah ee twitter-ka.