C C Shakuur oo saluug ka muujiyay deeqda beesha caalamka iyo xadiga abaarta dalka.
Sept. 20 (Jowhar.com)-Ergeyga Gaarka ah ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u qaabilsan Gurmadka Abaaraha ayaa sheegay in deeqda ay beesha caalamka ku bixiyaan Soomaaliya aysan ka jawaabi karin halista ka dhalan karta…