NISA oo xabsiga dhigtay dad macaamil la sameeyay Al-Shabaab.
Sept. 25 (Jowhar.com)-Hay'adda Nabad-suggidda iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA ayaa digniin cusub soo saartay, kadib markii howlgal ay sameysay ay ku qabatay 10 qof oo ay sheegtay inay la macaamilayeen Al-shabaab, sida ay ku sheegtay qoraal…