Wararkii u danbeeyay khasaaraha qarax ciidanka Itoobiya lagula eegtay Diinsoor
Mar 23 (Jowhar.com) – Wararka naga soo gaaraya gobolka Baay ayaa sheegaya in qarax xooggan lala eegtay kolonyo gaadiid ah oo ay wateen ciidamada Itoobiya, kuwaasoo marayay duleedka degmada Diinsoor.