Puntland oo maanta dooraneysa kuraastii u danbeysay ee golaha shacabka.
Mar 18 (Jowhar.com) -Magaalada Garoowe waxaa maanta lagu qabanaya doorashada kuraastii u danbeysay ee maamulka Puntland ku metelaya baarlamaanka 11-aad, iyadoo guddiga doorashada sheegeen iney wax kasta diyaar u yihiin.