Faahfaahin ka soo baxaysa dagaal xalay ay dad ku dhinteen oo ka dhacay Beledweyne
Wararka magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in xalay ay weerar ku soo qaadeen saldhig ciidan oo ku yaal xaafada Howlwadaag ee magaalada Beledweyne balse dagaalka ay ku dhinteen 2 carruur ah oo walaalo ah saddex ka mid ah…