Wararkii i dambeeyay xiisada siyaasadda dalka

Ra’iisul Wasaare Rooble oo ay wehliyaan Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka iyo Taliyeyaasha Ciidanka ayaa si lug ah ku tagay Xafiiskiisa oo ku yaalla gudaha Madaxtooyada, kaddib markii saaka la isku dayay in Xafiiskiisa lala wareego.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More