Askariyad Somali Mareykan ah oo kursiga ku heysata Ilhaan Cumar
Mar 10 (Jowhar.com)- Shukri C/raxmaan oo ah Askariyad howlgab ah kana tirsaneyd Ciidaka Mareykanka ayaa isu soo sharraxday Kursiga Kongareeska Mareykanka ee ay ku fadhido Ilhan Cumar.