Guddiga doorashada Galmudug oo shaaciyay jadwalka qabashada 4 kursi
Guddiga Doorashooyinka Heer Dowlad Gobaleed SEIT Galmudug oo shaaciyay jadwalka Qabashada Doorashada 4 kursi oo ka mid ah Kuraasta Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Fedraalka Soomaaliya.