Beyle oo beeniyay inuu diiday go’aanka ay gaareen Golaha Wasiirada
Wasiirka Maaliyadda Xukuumada Somalia C/raxmaan Ducaale Bayle ayaa beeniyey warar sheegayay inuu ahaa wasiirka kaliya ee ka horyimid go'aanka ay sida wadajirka ah u gaareen golaha wasiirada ee liiska argagaxisada looga saaray Jabhada ONLF…