Duqeyn ka dhacday akadeemiyadda militari dalka Siiriya oo ay Boqol ruux ku dhinteen
Oct 05 (Jowhar.com)-Weerar ay diyaarad Drone ah ku qaaday Akademiyada Militariga Suuriya ee ku taal magaalada Homs ayaa lagu dilay in ka badan 100 qof,halka tiro kabadana ay ku dhaawacmeen.