Rooble oo khadka Telefoonka kula hadlay Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka ee Afrika
Ra’iisul Wasaaraha xukuumada federalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa khadka telefoonka kula hadlay Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka u qaabilsan Afrika Molly Phee.