Fahad Yaasiin oo saaka ka soo degey garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho
Agaasimihii hore ee hay'ada Sirdoonka Fahad Yaasiin Xaaji Daahir ayaa saaka ka soo degey garoonka diyaaradah Aden Cadde ee magaalada Muqdisho kaddib markii diyaarad gaar ah ay ka soo qaaday dalka Turkiga.