Wararkii ugu dambeeyay ee xal u helida khilaafka u dhexeeya Farmaajo iyo Rooble
Waxaa weli socda dadaalada lagu doonayo in lagu xaliyo khilaafka u dhexeeya Madaxweynaha muddo xilleedkiisu dhamaaday ee Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo Ra'isul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble.