Daalibaan oo si kulul uga jawaabtay eedaymo ay Qaramada Midoobay u soo jeedisay
Ururka Daalibaan oo hadda isu bedelay Imaarada Islaamiga ah ee Afghanistan ayaa ka hadlay eedeymo ay Qaramada Midoobay u soo jeedisay.
Afhayeen u hadlay Taalibaan ayaa meesha ka saaray eedaymaha Qaramada Midoobey ee sheegaya in kooxda…