Ra’iisul Wasaare Rooble oo la kulmay Midowga Musharaxiinta
Ra’iisul Wasaaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta kulan la yeeshay Midowga Musharraxiinta oo ay ka wada hadleen arrimo ay ka mid yihiin Dardar gelinta howlaha doorashooyinka iyo in doorashadu noqoto mid hufan, daahfuran oo waqtigeeda ku…