Sarkaal ka tirsanaa Dowlada Hoose ee degmada Jowhar oo qarax miino lagu diley
July. 22 (Jowhar.com)-Sarkaalkaa ka tirsan dowlada hoose ee degmada Jowhar Daahir Maxamed Kaanti ayaa u geeriyooday dhaawac ka soo gaaray qarax miino oo ka dhacay suuqa xoolaha ee magaalada Jowhar.