Browsing Category
NEWS
NEWS
Duqa Muqdisho oo amray inaan dib loo furin ganacsigii lagu xiro amarka Shabaab.
Sept. 23 (Jowhar.com)-Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa digniin culus u diray ganacsatada u hogaansama amarrada ka soo baxa Al-Shabaab.
Madaxweyne Xasan Sheekh oo shirka Q.Midoobe ka sheegay Kacdoonka ka dhanka ah Shabaab.
Sept. 23 (Jowhar.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad ka jeediyey Golaha loo dhanyahay ee Qaramada Midoobey ayaa soo bandhigay dadaallada Dowladda ee gurmadka abaaraha, dib u habaynta…
Kulan lagu taageerayay doorka Haweenka ee dagaalka Shabaab oo lagu qabtay Muqdisho.
Sept. 22 (Jowhar.com)-Magaalada Muqdisho waxaa maanta lagu qabtay munaasabad lagu muujinayay doorka ay Haweenka Soomaaliyeed ku lee yihiin ka qeybgal Nabadda iyo la dagaalanka Xagjirnimada, iyadoo munaasbaadan ay soo agaasintay Wasaarada…
Imaaraatka Carabta oo safiir cusub u soo magacaabay Soomaaliya.
Sept. 22 (Jowhar.com)-Imaaraadka Carabta ayaa Safiir cusub u soo magacaabay Soomaaliya. Safiirka cusub Amb Ahmad Juma Al Rumaithi ayaa bedeli doona Safiirkii hore Maxamed Al Cuthmaan.
Go’aano culus oo ka soo baxay shirkii maanta ee golaha wasiirada.
Sept. 22 (Jowhar.com)-Kulanka Golaha Wasiirrada ee maanta ayaa waxa ka soo baxay go’aamo dhaxalgal ah oo looga gol leeyahay in wax looga qabto xaaladaha amni ee dalka.
DF oo baaq deg deg ah u dirtay deeq bixiyayaasha Caalamka.
Sept. 22 (Jowhar.com)-Ergeyga Gaarka ah ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u qaabilsan Gurmadka Abaaraha ayaa deeq-bixiyaasha caalamka ku boorriyey in ay degdeg uga jawaabaan gurmadka abaaraha Soomaaliya ee ku sii socda…
Mareykanka oo ku biiray kacdoonka ka dhanka ah Shabaab ee Hiiraan (27 Shababa ah uu dilay).
Sept. 22 (Jowhar.com)-Faah faahino dheeraad ah ayaa laga helayaa khasaaraha ka dhashay duqeyn dhinaca cirka eheyd oo ciidamadda Mareykanka ay 18-kii bishan ku beegsadeen xubno Shabaab ah oo ku sugnaa qeybo kamid ah gobolka Hiiraan.
Biden oo si adag uga falceliyay hanjabaada Putin ee isticmaalka hubka nukliyeerka.
Sept. 22 (Jowhar.com)-Madaxweynaha dalka Maraykanka Joe Biden ayaa wax aan la aqbali karin ku tilmaamay duullaanka madaxweyne Vladimir Putin ee dalka Ukraine, xili hoggaamiyaha dalka Ruushku uu kor u sii qaaday xiisadda dagaal isla markaana…
Madaxweyne Xasan Sheekh oo New York kula kulmay Boqorka dalka Urdun.
Sept. 21 (Jowhar.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan doceed kula yeeshay xarunta Qaramada Midoobay ee New York, Boqorka dalka Urdun Boqor Cabdalla Binu Xusseen.
Ninkii ka danbeeyay qarax ka dhacay deegaanka Milxo oo lagu qabtay Boosaaso.
Sept. 21 (Jowhar.com)-Warar dheraad ah ayaa laga helayaa howlgal culus oo ciidamadda sida gaarka ah u tababaran Puntland ee PSF ay ka sameeyeen magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari.
DF oo Shiinaha kala hadashay kaluumeysiga sharci darada ah ee Bada Soomaaliya.
Sept. 21 (Jowhar.com)-Wasiirka wasaaradda Kalluumeysiga iyo kheyraadka badda ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Ahmed Hassan Aden ayaa xafiiskiisa ku qaabilay danjiraha dowladda Shiinaha ee Soomaaliya mudane FEI…
Itoobiya oo shaqadii ka joojisay shirkad shidaal qodis ka wadday deegaanka Soomaalida.
Sept. 21 (Jowhar.com)-Dowladda Itoobiya ayaa qanddaraaska ka joojisay shirkad qaabilsan shidaalka oo laga leeyahay Shiinaha. Shirkaddan oo ay qeyb ahaan leedahay dowladda Shiinaha ayaa shidaal qodis ka waday Dowlad Deegaanka Soomaalida ee…
Soomaaliya oo ka qeyb gashay shirka Booliska Adduunka INTERPOL ee France.
Sept. 21 (Jowhar.com)-Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/gaas Cabdi Xasan Maxamed Xijaar oo hoggaaminaya wafti ka kooban Saraakiil Sarsare oo ka socda Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa magaalada Lyon ee Dalka Faransiiska kaga qayb…
Soomaaliya oo la sheegay in afartii ilbiriqi ee kasta hal qof uu gaajo u dhimanayo.
Sept. 21 (Jowhar.com)-Hal qof ayaa lagu qiyaasay in uu gaajo u dhimanayo afartii ilbiriqsi kasta dalal ay Soomaaliya ka mid tahay, iyada oo in ka badan 200 oo iskugu jira hay'adaha aan dowliga aheyn iyo ururrada gargaarka ee caalamka ay ka…
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeyb galay furitaanka Shirka Golaha Guud ee QM
Sept. 21 (Jowhar.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb galay furitaanka Meertada 77-aad ee Golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobey oo lagaga arrinsanayo yareynta saboolnimada iyo…
Qoor qoor oo saxiixay laba sharci oo doorashada Galmudug saameynaya.
Sept. 21 (Jowhar.com)-Madaxweynaha maamulka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye Qoor qoor ayaa ka qeyb galay munaadabadda xiritaanka Kalfadhiga shanaad ee Baarlamaanka Galmudug.