Browsing Category
NEWS
NEWS
James Swan oo ra’iisul wasaarr Xamze u balanqaaday taageerada qorshaha xukuumadda.
Sept. 25 (Jowhar.com)-Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka, Mudane Hamza Abdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley Ergeyga gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, James Swan.
Sergey Lavrov: “4ta Gobol ee aan qabsanay Nukliyeer ayaan ku ilaalineynaa”
Sept. 25 (Jowhar.com)-Wasiirka Arrimaha dibadda Russia ayaa ku gooddiyay in ay Nukliyeer adeegsan doonaan haddii Ukraine ay isku daydo in ay weerarto afarta Gobol ee ay ka socoto aftida ay ugu biirayaan Ruushka.
Qarax Ismiidaamin ah oo ka dhacay magaalada Muqdisho.
Sept. 25 (Jowhar.com)-Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Qarax ismiidaamin ah uu goordhow ka dhacay xerada Nacnaca ee ku taala degmada Wadajir.
Dhimasho iyo Dhaawac ka dhashay qarax ka dhacay magaalada Beledweyn.
Sept. 25 (Jowhar.com)-Faah faahino dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax xooggan oo xalay fiidkii ka dhacay Xaafadda Xaawa taako ee Magaalada Baladweyne.
Xasan Sheekh iyo Joe Biden oo ku kulmay New York, wadahadalna ka yeeshay arrinta…
Sept. 25 (Jowhar.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb galayey Meertada 77-aad ee Golaha loo dhanyahay ee Qaramada Midoobey ayaa sidoo kale ka qaybgalay martiqaad uu ku maamuusay Madaxweynaha…
Wasiir Faarax oo bilaabay u u kuur galida tayada Waxbarasho ee Dugsiyada Muqdisho.
Sept. 24 (Jowhar.com)-Wasiirka Wasaaradda Waxbarashadda Hiddaha iyo Tacliinta sare ee XFS Mudane Farah Sheikh Abdulkadir, ayaa maanta kormeer uu ugu kuur galayay hannaanka shaqo iyo tayada waxbarashada ay bixiyaan ku tagay dugsiyada…
Beelo cusub oo ku soo biiray dagaalka ka dhanka ah kooxda Al-Shabaab.
Sept. 24 (Jowhar.com)-Waxaa isa soo taraya beelaha ku soo biiraya dagaalka ka dhanka ah kooxda Al-Shabaab ee ka socda gobolada Hiiraan, Galgaduud iyo Mudug ee hoostaga maamulada Hirshabelle iyo Galmudug.
RW Xamze oo amar la xiriira deyn cafinta dul dhigay Golaha Wasiiradda.
Sept. 24 (Jowhar.com)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane Hamza Abdi Barre oo maanta guddoomiyay shirka dib u habeynta dhaqaalaha ayaa si qota dheer uga hadlay muhiimadda uu hannaanka deyn cafintu u leeyahay…
Dowlada Soomaaliya oo Saxiixday Axdiga Lagu Unkay Jaamacada Nabadda ee QM
Sept. 24 (Jowhar.com)- Nabadda ee Qaramada Midoobay ee magaceeda loo soo gaabsho Upeace waxay gaartay guul kale oo taariikhi ah, ka dib markii madaxweynaha Soomaaliya Dr Xasan Sheekh Maxamuud uu saxiixay axdiga ka mid ahaansha Jamaacada.
Cabsi laga qabo in golaha guurtida Somaliland ay mudo kordhin u sameeyayaan Muuse Biixi.
Sept. 24 (Jowhar.com)-Guddiga doorashooyinka Somaliland ayaa maanta ku dhawaaqay in aanay qaban karin doorashada madaxweynaha ee lagu waday in la qabto 13-ka bisha November.
Xasan Sheekh oo New York wadahadal kula yeeshay madaxweynaha Sudan Al-Burhan.
Sept. 24 (Jowhar.com)-Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan gaar ah kula qaatay magaalada New York ee dalka Mareykanka dhiggiisa dalka Suudaan Cabdifataax Cabdiraxmaan al-Burhan.
ATMIS oo hoos u dhigtay doorka maleeshiyaadka Macwuusleyda ee dagaalka Shabaab.
Sept. 24 (Jowhar.com)-Howlgalka Kumeel Gaarka ah Midowga Afrika ee ATMIS ayaa ka hadlay dagaalka ka dhanka ah Shabaab ee ka socda deegaano kamid ah dalka.
Wararkii u danbeeyay Soomaali ka baxday Turkiga oo lagu la’yahay xeebaha Giriigga.
Sept. 24 (Jowhar.com)-Maraakiibta ilaalada xeebaha Giriigga ayaa baadigoobaya ugu yaraan lix muhaajiriin ah oo lagu la’yahay jasiiradda Leros, sida ay sheegeen saraakiisha xeebaha dalkaas oo sidoo kale baaraya shil kale oo la rumeysan yahay…
Xasan Sheekh oo António Guterres kala hadlay kacdoonka ka dhanka Shabaab ee dalka ka curtay.
Sept. 24 (Jowhar.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan la qaatay Xogahayaha Qaramada Midoobey Mudane António Guterres ayaa kala hadlay gargaarka degdegga ah ee abaaraha iyo mashaariicda…
Xogta sababta keentay xil ka qaadista uu Deni ku sameeyay wasiirkii ugu awooda badnaa maamulkiisa?
Sept. 23 (Jowhar.com)-Madaxweynaha Puntland Saciid Deni ayaa xilka ka qaaday Wasiirkii ugu Awoodda badnaa ee Xukuumaddiisa Xasan Shire Abgaal oo ahaa Wasiirka Maaliyadda, waxaa xilkaas loo magacaabay Maxamed C/raxmaan Dhabancad oo horay u…
C/kariin Guuleee “Qof walboow kaalintaada dagaalka ka qaado. Qori, qalin, qarash ama qeylo…
Sept. 23 (Jowhar.com)-Madaxweynihii hore ee maamulka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa soo dhaweeyay dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab ee ka socda deegaano kamida maamulada Hirshabelle iyo Galmudig.