Browsing Category
NEWS
NEWS
James Swan oo soo dhoweeyay dadaalka Madaxda Dowlad Goboleedyada
Wakiilka Qaramada Midoobay ee Arrimaha Soomaaliya James Swan ayaa ka hadlay kulamada ay yeelanayaan madaxda dowlad goboleedyada kuwaasoo lagu doonayo in xal loogaga gaaro khilaafka doorashooyinka.
Madaxda Maamul Goboleedyada iyo Wakiilada Beesha Caalamka oo kulmay
Madaxweyneyaasha dowlad Goboleedyada dalka iyo Wakiilada Beesha Caalamka ayaa waxaa ay ku kulmeen hotel ku yaala Xerada Xalane ee xeyndaabka garoonka Aadan Cadde.
Kulanka ayaa waxaa uu qeyb ka yahay kulamada looga hadlayo khilaafka ka…
Faahfaahino ka soo baxaya qaraxyo maanta ka dhacay Muqdisho
Labo qarax oo nooca dhulka lagu aaso ah ayaa ka dhacay saakamagaalada Muqdisho caasimada dalka Soomaaliya iyadoo qaraxyadaana lala eegtay gaadiid.
Marinka Kanaalka Suweys oo lagu guuleystey in dib loo furo
Markab weyn oo konteenar ah oo ku xayirnaa kanaalka Suweys muddo toddobaad ku dhow ayaa lagu guuleystey in laga saaro halka uu ku xayirnaa.
Madaxda Maamul Goboleedyada oo maanta la kulmaya Ra’iisul Wasaare Rooble
Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo madaxda maamul goboleedyada ayaa maanta la filayaa in ay kulan ku yeesheen hotel ku yaala garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho.
Kulankii baarlamaanka ee maanta oo la joojiyay
Kulanka xildhibaanada Baarlamaanka ee la qorsheeyay in maanta oo Isniin ah ay isugu yimaadaan ayaa dib loo dhigay illaa iyo maalinta Arbacada ah.
Musharax Madaxweyne Dr. Abdinasir oo ka hadlay 15 Xildhibaan ee loo diiday Golaha Shacabka
Warsaxaafadeed uu soo saaray Musharax Madaxweyne JFS Dr. Abdinasir Abdille Mohamed ayuu kaga hadlay xannibaada uu guddoonka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya kusoo rogay 15 xildhibaan oo ka tirsan golaha shacabka in aanay kasoo qeyb geli…
Wararkii ugu dambeeyay ee Shirarka Arrimaha Siyaasadda iyo Doorashooyinka dalka
Waxaa maanta galay maalintii saddexaad shirkii u dhexeeyay Madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyada dalka iyadoo kulan dheer ay yeesheen madaxda dowlad goboleedyada dalka.
Xildhibaan Cilmi;”Waxaa la igu daray liiska 15-ka xildhibaan anigoo joogin Baarlamaanka”
Xildhibaan Cilmi Maxamed Nuur oo ka mid ah xildhibaannada 15-ka ah uu guddoonka baarlamaanka sheegay in laga mamnuucay shanta fadhi ee soo socota ee baarlamaanka saaray ayaa sheegay in isaga lagu soo daray liiska xildhibaanada la sheegay in…
Mahad Salaad;”Waan tagaynaa fadhiga baarlamaanka ee berri.”
15-ka Xildhibaan ee guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal uu sheegay in laga joojiyay ka qeyb-galka 5 kamid ah kulamada Golaha ayaa shaaciyay inay tagayaan kulanka baarlamaanka berri ayna jirin sharci u diidi kara.
Xildhibaanada Golaha Shacabka oo lagu wargeliyay inuu jiro berri kulan
Xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa lagu wargeliyay inay ka soo qeybgalaan kulan berri dhacaya kaasoo loo sheegay ajandayaasha loogaga hadlayo.
Gudoonka Golaha Shacabka ayaa Xildhibaannada maanta u diray in uu jiro Kulanka Golaha, isla…
Xildhibaan Xiddig: “Shir baan qabsanaynaa, guddoon baan dooranaynaa.”
Xildhibaan Cabdirashiid Maxamed Xiddig oo ka mid ah 15ka xildhibaan ee uu guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya ka joojiyay inay kaqeybgalaan shan kulan oo baarlamaanku yeelanayo ayaa sheegay inay dooranayaan guddoon kale.
Cudurka Covid-19 oo dad badan ku diley gobolka Galgaduud
Cudurka Covid 19 ayaa ku sii fidaya deegaano ka mid ah gobolka Galgaduud iyadoo dad badan uu ku diley deegaanka Xeraale.
Madaxda Maamul Goboleedyada oo heshiis hordhac ah gaaray
Madaxda maamul goboleedyada oo labadii maalmood ee la soo dhaafay kulan ugaga socday hotel ku yaal garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho ayaa waxaa ay gaareen heshiis hordhac ah.
Guddoomiye Mursal oo shan kulan ka ganaaxay 15 Xildhibaan (Akhriso Magacyada)
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal ayaa shaqo joojin ku sameeyay illaa 15 Xildhibaan oo lagu eedeeyay inay is hortaageen kulankii maanta.
Taliyihii ugu horeeyay ee Ciidamada Asluubta General Ismaaciil Axmed Ismaaciil oo geeriyooday
Allaha u naxariistee taliyihii ugu horeeyay ee uu yeesho Ciidamada Asluubta Soomaaliyeed ayaa ku geeriyooday magaalada Muqdisho.
Madaxda Sare ee dalka ayaa ka tacsiyeeyay Geerida Alle ha u naxariistee Taliyihii hore ee Ciidanka Asluubta…