Browsing Category
NEWS
NEWS
Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta yeelanaya kulan xasaasi ah
Golaha shacabka Baarlamanka Somaaliya ayaa maanta oo Arbaco ah yeelanaya kulan shaki badan uu hareeyay.
Madasha Badbaado Qaran oo ka digtey Muddo Kororsi
Madasha Badbaado Qaran oo ay midoobeen Golaha musharaxiinta, madaxda Puntland iyo Jubbaland iyo siyaasiyiin ka soo jeeda Somaliland ayaa si adag uga soo horjeestay muddo kordhin loo sameeyo Madaxweyne Farmaajo iyo Xildhibaanada Golaha…
Madaxweynihii hore Sheekh Shariif iyo Madaxweynaha Koofurgalbeed oo kulmay
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicaiis Xasan Maxamed Lafta-gareen iyo Guddoomiyaha Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha Sheekh Shariif Sh Axmed ayaa caawa kulan ku yeeshay caasimada Muqdisho.
Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland oo caawa la kulmay Wakiilada Beesha Caalamka
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa caawa la kulmay qaar ka mid ah Wakiilada Beesha Caalamka ee ku sugan magaalada Muqdisho.
Dowlada oo ugu baaqday Maamulada Jubbaland iyo Puntland inay ka soo qeybgalaan wadahadalada…
Dowladda Federaalka Soomaaliya , ayaa ugu baaqday dowlad Goboleedyada ka maqan shirka looga hadlayo arimaha doorasha si khilaafka loogu xaliyo miiska dushiisa.
Ra’isul Wasaare Rooble oo la kulmay Wakiilada Beesha Caalamka
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilka sii-haya Maxamed Xuseen Rooble ayaa Maanta oo talaado ah xafiiskiisa kulan gaar ah kula qaatay Wakiilada Beesha Caalamka.
Dowlada Soomaaliya oo beenisay inay Iskaashi ciidan la sameysanayso Ethiopia iyo Eritrea
Agaasimaha Madaxtooyada Dowlada Soomaaliya Cabdirashiid Maxamed Xaashi ayaa qoraal uu soo saaray waxaa uu ku beeniyay safarka la sheegay in Madaxweyne Farmaajo ku tegayo magaalada Addis Ababa si uu heshiis amni ula yeesho dalalka Itoobiya…
Diyaarad ay saarnaayeen wafdi ka socda Imaaraadka oo loo diiday inay ka degto Garacad
Wafdi ka socday wadanka Isutagga Imaaraatka Carabta ayaa loo diiday in ay ka gaaraan deegaanka Garacad oo kat irsan degmada Jarriiban ee gobolka Mudug maamulka Puntland.
Laacibkii kubbadda Kolayga Cumar Cabdulqaadir Baarajab oo geeriyooday
Waxaa dalka Isutagga Imaaraadka Carabta ku geeriyooday maanta allaha u naxariistee Cumar Cabdulqaadir Baarajab oo ka mid ahaa xiddigihii kubbadda kolayga ee dalka Soomaaliya.
Meydadka labo ruux oo lagu arkay duleedka magaalada Jowhar
Wararka ka imanaya magaalada Jowhar ee xarunta dowlad goboleedka Hirshabelle ayaa sheegaya in lagu arkay barqanimadii maanta duleedka Koofur Bari ee magaalada Jowhar labo ruux oo meyd ah.
Xarumaha Waxbarashada Somaliland oo Covid 19 awgii loo xirayo
Wasaaradda Waxbarashada Maamulka Somaliland ayaa shaacisay in bartamaha bisha soo socota muddo laba bilood ah la xirayo dugsiyada waxbarashada xilli uu deegaannadaas si xoog leh uu ugu sii faafayo xanuunka Covid-19.
Madaxweynaha Puntland oo kulan la yeeshay safiirka Jabuuti
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Saciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta la kulmay Safiirka Jabuuti ee fadhiya dalka Soomaaliya Danjire Aadan Xasan Aadan.
Cumar Cabdirashiid oo ka digay heshiis amni oo u dhaxeeya Eritrea, Itoobiya iyo Somali
Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar C/rashiid ayaa ka digay isku dayga heshiis amni iyo difaac oo u dhaxeeya Eritrea, Itoobiya iyo Soomaaliya, kaasoo uu ku tilmaamay inay tahay arrin khatar keeni karta oo u baahan fiiro gaar ah.
Maraakiibta oo bilowday inay maraan marinka Suez oo dib u furmay
Maraakiibta ayaa bilaabay inay isaga kala gooshaan marinka Suez kadib markii uu dhawaan xiray Markab weyn oo saameyn ku yeeshay dhaqdhaqaaqa maraakiibta ee aggaas.
Wasaarada Caafimaadka oo ugu baaqday shacabka inay iska tallaalaan Covid 19
Wasaaradda caafimaadka Soomaaliya ayaa war-saxaafadeed ay soo saartay waxay ku dalbatay in loo midoobo ka hortagga cudurka Coronavirus oo dhawaan dalka ku soo laba kacleeyey, sidoo kale la qaato tallaalka cusub ee cudurkaan.
kalluumeysato Ajaanib ah oo lagu maxkamadeeyay Galmudug
Maxkamadda gobolka Mudug ee dowlad goboleed Galmudug, ayaa ganaax mid 700 boqol oo doolar ah ku riday 31 ruux oo si sharci daro uga kalluumeysanayay Biyaha xeebaha u dhaxeeya magaalooyinka Xarardheere iyo Hobyo.