Browsing Category
NEWS
NEWS
Xildhibaan Xiddig: “Shir baan qabsanaynaa, guddoon baan dooranaynaa.”
Xildhibaan Cabdirashiid Maxamed Xiddig oo ka mid ah 15ka xildhibaan ee uu guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya ka joojiyay inay kaqeybgalaan shan kulan oo baarlamaanku yeelanayo ayaa sheegay inay dooranayaan guddoon kale.
Cudurka Covid-19 oo dad badan ku diley gobolka Galgaduud
Cudurka Covid 19 ayaa ku sii fidaya deegaano ka mid ah gobolka Galgaduud iyadoo dad badan uu ku diley deegaanka Xeraale.
Madaxda Maamul Goboleedyada oo heshiis hordhac ah gaaray
Madaxda maamul goboleedyada oo labadii maalmood ee la soo dhaafay kulan ugaga socday hotel ku yaal garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho ayaa waxaa ay gaareen heshiis hordhac ah.
Guddoomiye Mursal oo shan kulan ka ganaaxay 15 Xildhibaan (Akhriso Magacyada)
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal ayaa shaqo joojin ku sameeyay illaa 15 Xildhibaan oo lagu eedeeyay inay is hortaageen kulankii maanta.
Taliyihii ugu horeeyay ee Ciidamada Asluubta General Ismaaciil Axmed Ismaaciil oo geeriyooday
Allaha u naxariistee taliyihii ugu horeeyay ee uu yeesho Ciidamada Asluubta Soomaaliyeed ayaa ku geeriyooday magaalada Muqdisho.
Madaxda Sare ee dalka ayaa ka tacsiyeeyay Geerida Alle ha u naxariistee Taliyihii hore ee Ciidanka Asluubta…
Midowga Musharaxiinta oo dalab u gudbiyay Madaxda Dowlada Goboleedyada
Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha ayaa u gudbiyey tabashooyinka ay ka qabaan doorashada iyo qaabka loo xalin karo khilaafka taagan Madaxda Maamul Goboleedyada dalka.
Ra’iisul Wasaare Rooble daah-furay hay’adda Tayo-dhowrka Soomaaliyeed
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta daah-furay Hay’adda Tayo-dhowrka Soomaaliyeed oo ka shaqeyn doonta hubinta tayada, ilaalinta badeecadaha iyo cuntooyinka dalka soo gala, kaas oo ay…
Fadhigii Baarlamaanka oo lagu kala dareeray, kaddib buuq iyo jahwareer
Fadhigii Baarlamaanka ee shakiga dhaliyay ayaa goordhow lagu kala dareeray, kaddib buuq iyo jahwareer hareeyay fadhiga.
Madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyada oo goordhow shir u furmay
Madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyada ayaa shir ku leh Hotel ku yaalla gudaha Xerada Xalane ee xeyndaabka garoonka, Shirkan ayaa ah kii labaad oo ay isugu yimaadaan shanta Madaxweyne Dowlad Goboleed.
Dowlada Soomaaliya oo ka hadashay amar ay dowlada Kenya in la xiro xeryaha qaxootiga
Dowladda Soomaaliya ayaa ka hadashay war ka soo baxay dowlada Kenya oo ah in ay xireyso xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab iyo Kaakuma.
Xildhibaan C/llaahi M. Nuur “Farmaajo waxa uu doonayaa in muddo kordhin loo sameeyo”
Xildhibaan C/llaahi Maxamed Nuur ayaa ka dhawaajiyay dhaq dhaqaaq xooggan ay wadaan siyaasiyiin oo ku aadan muddo kordhin, isagoo caddeeyay in arrintaas uu gadaal ka riixayo Madaxweynaha waqtigiisa dhamaaday Maxamed C/llaahi Farmaajo.
UK oo ka digtay muddo kororsi loo sameeyo muddo xileedka dowladda
Wasiirka UK u qaabilsan arrimaha Afrika James Duddridge ayaa ka digay muddo kororsi loo sameeyo muddo xileedkii hore ee dowladda uu haatan waqtigeeda dhammaaday.
Baarlamaanka Federalka oo berri kulan yeelanaya
Xildhibaanada Baarlamaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maalinimada berri ah waxaa ay yeelan doonaan kulan la shaaciyay ajanhadihiisa.
Wararkii ugu dambeeyey kulamada doorashada ee magaalada Muqdisho
Waxaa ka soconaya magaalada Muqdisho caasimada dalka Soomaaliya shirar kala duwan oo salka ku haya sidii looga qaban lahaa doorasho dalka Soomaaliya.
Maamulka Hirshabelle oo si kulul uga jawaabay war ka soo yeeray Wasiirka Caddaalada Puntland
Dowlad goboleedka Hirshabelle ayaa si kulul uga jawaabay war ka soo yeeray Wasiirka caddaalada dowlad goboleedka Puntland oo ku tilmaamay Maamul goboleedyada Hirshabelle iyo Galmudug kuwo aan meelna xukumin oo magac u yaal ah.
Maraykanka oo ka fiirsanaya in ciidamadiisa uu dib ugu celiyo Soomaaliya
Golaha Senate-ka ayaa sarkaal ka tirsan wasaaradda Gaashaan-dhigga Mareykanka ka dhageystay warbixin ay qeyb ka aheyd saameynta ay yeelatay ciidamadii uu bilo kahor madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump uu ka soo saaray Soomaaliya.